Amitabh Bachchan ayaa ka taageero badan Aktarada Bollywoodka,Sheeko Xiiso leh
Siweyn ayey u sii kordhayaan taageerayaasha Aktarkani uu ku ku leeyahay Twitterka.
72 jirkan ayaa u dabaaldagay maanta 16 Milyan taageerayaal ah oo ay gaareen bartiisa waxaana uu wacad ku maray inuu xili dhow gaari doono 20 Milyan oo taageere Twitterka.

No comments: