breaking
?max-results=6&orderby=published&alt=json-in-script&callback=showrecentposts2\"><\/script>");

clean-5

Music

View All

Bali

Favourite

Games

View All

Teknologi

Pictures

View All

Wisata

Seni Budaya

Seputar Mitos

Kesehatan

Most Viewed

Comments

See all post

Tokoh Kita Hari Ini

Technology

View All

See all post

Alam dan Jagad Raya

Jawa Timur

Contact Form

Name

Email *

Message *

Video

Latest News

Blogger

Berita Luar Negeri

Random Posts

Find Us On Facebook

Recent Post

Google+

Slideshow

Flickr

clean-5

clean-5

clean-5

/ / Aktarada Pakistan ee Mahira Khan oo ka hadashay kaartada Shah Rukh Khan ee filimka ‘Raees’

Share This
ei-250704
Aktarada reer Pakistan ee Mahira Khan ayaa ka  hadashay kaartada Filimka ay la wado Shah Rukh Khan ee ‘Raees’.
Waa filimkii ugu horeeyay oo Aktaradan ay jisho waxaana nasiib ay u yeelatay SRK iney la jisho.
Gabar waliba oo uu SRK filim  la keeno waa ay soo shacbaxdaa waxaa kamid ah Deepika iyo Anushka Sharma oo filimadoodii ugu horeeyay la keenay Shah Rukh Khan maantana waxaa ay noqdeen Aktaro weyn.
Hadaba Mahira Khan oo wareysi siineysay barnaamijka Haroon Rashid ayaa la weydiiyay sida ay u aragto kaartada filimkan oo uu ku sawiran yahay Shah Rukh Khan oo uu muuqda gangistar weyn.
Durba markii ay aragtay waa ay ka yaabtay sida SRK u muuqdo,aad ayeyna ula dhacday.
«
Next
Cajiib:Gabar oysay markii ay daawatay filimka cusub ee Salman Khan Bajrangi Bhaijaan
»
Previous
Abhishek Bachchan oo ku baaqay India inay dar dar geliso horyaalka Kabaddiga

No comments:

Leave a Reply