breaking
?max-results=6&orderby=published&alt=json-in-script&callback=showrecentposts2\"><\/script>");

clean-5

Music

View All

Bali

Favourite

Games

View All

Teknologi

Pictures

View All

Wisata

Seni Budaya

Seputar Mitos

Kesehatan

Most Viewed

Comments

See all post

Tokoh Kita Hari Ini

Technology

View All

See all post

Alam dan Jagad Raya

Jawa Timur

Contact Form

Name

Email *

Message *

Video

Latest News

Blogger

Berita Luar Negeri

Random Posts

Find Us On Facebook

Recent Post

Google+

Slideshow

Flickr

clean-5

clean-5

clean-5

/ / Abhishek Bachchan oo ku baaqay India inay dar dar geliso horyaalka Kabaddiga

Share This
abhishek-bachchan-pinkpanthers-759
Jilaaga Abhishek Bachchan oo siweyn taageere ugu ah ciyaarta caanka ka ah India ee Kabaddi ayaa ugu baaqay dalkiisa in ciyaarahaas ay xooga saaraan.
India waxaa haatan laga ciyaaraa kubada cagta iyo sidoo kale Criket-ka oo ahmiyad gooni ah la siiyo .
Laakiin Abhishek Bachchan ayaa qaba ciyaaraha Kabaddiga in laga ciyaaro haatan dalal badan taas oo ka badan inta Criketka la ciyaaro ayuu yiri.
Aktarka ayaa arinkan ka sheegay bandhiga tartanka Pro Kabaddi League kaas oo dhawaan la baasayo.
“dalal badan ayaa ciyaara Kabaddi taas oo ka badan Criketka,waxaan hubaa in dhalinyaro badan oo hindia ay xiiseyn doonaan iney kasoo qeybgalaan oo ay ciyaaraan ciyaarta Kabaddi ayuu yiri Akarka oo kooxdiisa ay ka qeybgaleyso tartankan.
«
Next
Aktarada Pakistan ee Mahira Khan oo ka hadashay kaartada Shah Rukh Khan ee filimka ‘Raees’
»
Previous
Jilaaga Aamir Khan oo ay ku dhacday toddobaadkan Arin uu la fajacay saacado

No comments:

Leave a Reply