breaking
?max-results=6&orderby=published&alt=json-in-script&callback=showrecentposts2\"><\/script>");

clean-5

Music

View All

Bali

Favourite

Games

View All

Teknologi

Pictures

View All

Wisata

Seni Budaya

Seputar Mitos

Kesehatan

Most Viewed

Comments

See all post

Tokoh Kita Hari Ini

Technology

View All

See all post

Alam dan Jagad Raya

Jawa Timur

Contact Form

Name

Email *

Message *

Video

Latest News

Blogger

Berita Luar Negeri

Random Posts

Find Us On Facebook

Recent Post

Google+

Slideshow

Flickr

clean-5

clean-5

clean-5

/ / Salman Khan oo taageerayaashiisa u xayeysiinaya filimka ay soo wado gabadha Sunil Shetty

Share This
ei-252227
 Salman Khan ayaa filimkiisa uu soo soosaraha ka yahay  Hero waxaa uu ka gadayaa dadka ku nool Adduunka.
Maanta Salman Khan ayaa bartiisa Twitterka waxaa uu soo dhigay kaarto kale oo cusub oo filimkiisa HERO.
Filimkan waxaa jilaya labada Aktar ee cusub ee kala ah Athiya Shetty oo ah gabar uu dhalay Suniel Shetty iyo wiil uu dhalay Aditya Pancholi oo aad u garaneysaan Shankar kaas oo magaciisa la yiraahdo Sooraj Pancholi.
Boorsamiintadiisa iyo heesaha ku jira Filimkan dadka aad ayey ula dhaceen.
Directarka filimka waa Nikhil Advani waxaana uu soo baxayaa 11-ka September sanadka 2015.
«
Next

Newer Post

»
Previous
gunday af somali ready

No comments:

Leave a Reply